Nusrat ghani oo sheegtay in Xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo !

Wasiir British ah Nusrat ghani ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda. Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka wasiirka gaadiidka sanaddii 2020, waxayna wargeyska Sunday Times u … Continue reading Nusrat ghani oo sheegtay in Xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo !